Hargeysa(Xgsoornews.com – .
Dahabshiil iyo IST-Pay oo gaadhay iskaashi muhiim ah oo lagu xoojinayo adeegyada maaliyadeed ee casriga ah. labada shirkadood ayaa sidoo kale xarun cusub si rasmi ah uga furay magaalada Istanbul, gaar ahaan suuqa Aksaray, ee Faatix.
Iskaashigan wuxuu qeyb ka yahay balaadhinta adeegyada Dahabshiil ee suuqyada waaweyn caalamka, isagoo u adeegaya malaayiin macaamiil ah.















