Tuesday, July 28, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Xisbiga Kulmiye oo Doortay musharixiinta Madaxweynaha iyo ku xigeenka

Xisbiga Kulmiye oo Doortay musharixiinta Madaxweynaha iyo ku xigeenka

0
41

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Xisbiga mucaaridka ah ee Kulmiye,ayaa doortay musharixiinta jagada Madaxweynaha iyo ku xigeenka xisbigaas.

Shirka 9 aad ee golaha dhexe ee xisbiga ugu da,da wayn asxaabta qaranka Somaliland ayaa maanta lagu doortay  musharixiinta jagada madaxweynaha iyo ku xigeenka oo loo kala doortay Maxamed Kaahin Axmed ahna guddoomiyaha xisbiga halka jamagada madaxweyne ku xigeenka loo doortay siyaasi Maxamed shine.

Haddaba halkan ka daawo muuqaalada guud ee shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye