Tuesday, July 28, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey “Meel bay inoogu Qoran tahay in Kulmiye midoobo oo oo Dalka mar...

“Meel bay inoogu Qoran tahay in Kulmiye midoobo oo oo Dalka mar kale hoggaamiyo.”Musharax Maxamed Kaahin

0
48

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Musharaxa jagada Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee Kulmiye ahna guddoomiyaha xisbigaas Maxamed Kaahin Axmed, oo maanta shirkii golaha dhexe ee 9aad ee Kulmiye loogu doortay musharaxa jagada Madaxweynaha  ee doorashada 2029 ka ayaa  jeediyay qudbad taariikhiya oo dhinacyo badan taabanaysa.waxaanu sheegay in sida keliya ee Xisbiga Kulmiye ay ku ilaalin ayaan I ay tahay kulmiye oo mirfaysan oo isku duuban.

Qudbadda musharax Maxamed kaahin oo uu kaga hadlay mawduucyo kala duwan halkan ka daawo.