Hargeysa(Xogsoornews.com):-Munaasibad si ballaadhan loosoo agaasimay, oo lagu abaal marinara,ayaa loo qabtay ardayda dugsiiyada Nuuradiin ee kaalmaha hore ka galay imtixaanka shahaadiga ah ee dalka .munaasibadxa oo ah munaasibad sannad le ah oo maamulka dugsiyada Nuuradiin uu sannad kasta ku abaal mariyo ardayda dugsiyada Nuuradiin ayay kasoo qayb galeen maamulka guud ee Dugsiyada Nuuradiin,guddoomiyaha xisbi xaakimka Somaliland ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan,waalidiin siyaasiyiin culimo awdiin madax dhaqaneed,waalidiin iyo ardayda dugsiyada nuuradiin.munaasiyadda waxaa kale oo ku lamaana furitaanka sanad dugsiyeedka 2026/27.
Haddana muuqaalkii munaasibadda oo dhmmaystiran halkan ka daawo











