Hargeysa(Xogsoornews.com):- Agaasime ku xigeenka Cisbitaalka guud ee Hargaysa Dr Cabdiraxmaan Cayngal,ayaa faah faahin ka bixiyay adeegyada caafimaad ee qaybta sifaynta kelyaha ee Cisbitaalka guud ee Hargeysa.waxaanu sheegay in mishiinada imika shaqaynaya ay dhan yihiin 20 isla markaana ay kala badan yihiin bukaanka maalinkasta soo kordhaya iyo qalabka aynu haysanaa.waxaanu intaa raaciyay in kabada sadex boqol iyo wonton bukaan imika si joogto ah loogu adeeego qaybta sifaynta kelyaha
Dr Cabdiraxmaan Cayngal agaasime ku xigeenka Cisbitaalka guud ee Hargeysa iyo xubno kale oo ka mid ah dhakhaatiirta oo arinta ka hadlaya halkan ka daawo.











