Wednesday, July 29, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Golaha wasiirada oo cod aqlqbiyad ah ku ansixiyay siyaasadda xeerka calafka Xoolaha

Golaha wasiirada oo cod aqlqbiyad ah ku ansixiyay siyaasadda xeerka calafka Xoolaha

0
42

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Golaha wasiiradda xukiimadda Somaliland,ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay siyaasadda  xeerka calafka xoolaha.

Shirki golaha wasiiradda Somaliland oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Somaliland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi oo ay xaadir ku ahaayeen 40 xubnood oo golaha wasiiradda ah,ayaa cod gacan taag ah ku ansixiyay siyaasadda xeerka calafka xoolaha.

Madaxweyne Cirro,ayaa geesta kale golaha wasiirada usoo jeediyay in ay ka xukuumad ahaan ansixiyaan xeerarka dalku u baahan yahay.