Geerisa(Xogsoornews.com): Shirka nabadda beelaha beelaha galbeedka Somaliland,ayaa maanta si rasmi ah uga furmay deegaanka Geerisa.
Shirka oo ay soo qaban qaabisay gogoshiisana ay dhigtay xukuimadda Somaliland,ayay ka qayb galeen wasiirro xildhibaano guddoomiyeyaasha gobolada Selel,Awdal iyo Saaxil.waxaa shirka lagu dhaariyay oo madaxdhaqameedka iyo odayaasha labada dhinac ee xurgufta colaadeed muddooyinkii u dambeeyay ka dhex taagnayd.
Haddaba furitaanka shirka nabada iyo masuuliyiinta ka.hadlay halkan ka daawo.











