Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Caaqil Goordhaweyd Loo Taxaabay Saldhiga Iftin Ee Magaalada Hargeysa

Caaqil Goordhaweyd Loo Taxaabay Saldhiga Iftin Ee Magaalada Hargeysa

0
453

War Deg Dega

Hargeysa (Xogsoormedia.com)Taliye ku xigeenka Saldhiga Iftin ayaa goordhaweyd xidhay Caaqil Khadar Bacood.
Caaqil Khadar Bacood oo ka mida cuqaasha degmada Axmed Dhagax ayaan ila hada aan la garanayn sababta keentay xadhigiisa.
Waxaana uu baalmaray ayaa la odhankara oo uu dhaafay Taliyuhu amarkii wasiirka arrimaha gudaha ee ahaa inaan si fudud loo xidhi Karin cuqaasha iyo waxgaradka kala gadisan ee Somaliland

wixii wara ee danbee ka soo cusboonaadana waxaanu idiinku soo gudbin doona wararkayaga danbe.
Xogsoormedia.com
Xogsoor@gmail.com
Hargeysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here