War Deg Dega
Hargeysa (Xogsoormedia.com) Waxa goor dhaweyd gaadhi kula qalibmay tuulada Halaya ee bariga magaalada Hargeysa shan wariye oo, ah wariyayaasha ka hawllgala magaalada Barbara.
Shantan wariye ayaa la sheegay inay ujeedada socdaalkoodu ku qotontay sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen koobka kubada cagta ee ka socda magaalada Boorama.
Iyada oo dhaawici wariyayaashana loola cararay cisbitaalka guud ee magaalada Hargaysa,si loogu iyada oo dhaawaca wariyayaashan laba ka mida uu halis yahay.
Wariyayaasha shilkan ku dhaawacmay ayaa kala ah
Maxamad Cabdilaahi Soofadhiiste
Cabdiraxmaan Muuse Cige
Muuse Jaamac
Sidiiq Carab
Sakariye Cabdi Caabi
Xogsoormedia.com
Xogsoor@gmail.com
Hargeysa Somaliland










