Hargeysa(Xogsoormedia.com) wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland oo maanta shirjaraa,id ku qabtay xafiiskiisa ayaa mahadnaq aad u balaadhan u diray dalka Itoobiya ee aynu jaarka nahay, sido kale waxa uu tacsi u diray askartii maalintii dhaweyd lagu laayay magaalada Boorame iyo kaadhadh kuwii aqoonsiga ah oo lagu gubay xaafada xeedho ee waqooyiga magaalada Hargeysa iyo arimo kale.










