Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Juwaari Oo Furay Shirkii Wada Xaajoodka Mooshinkii Madaxweynaha.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Juwaari Oo Furay Shirkii Wada Xaajoodka Mooshinkii Madaxweynaha.

0
417

Muqdisho( Xogsoormedia.com) Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa furay shirkii wada xaajoodka ahaa ee lagaga hadlaayay,mooshinkii Madaxweynaha Soomaaliya.waxaana faahfaahinka bixiyay oo ka hadlay gudoomiyaha baarlamaanka faa,iidada u shirkani leeyahay.

Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay muhiim tahay in la soo afjaro murankan mudada soo taagna, islamar ahaantana hore loo socdo
Ra’iisul Wasaare Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo shirka ka qeyb galay ayaa cudur daar ka bixiyay tilmaamaymna in uu shirkani isaga dartii u baaqday mudadii uu maqnaa,isaga oo Raysal wasaaruhu wakiil ka ahaa Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh
,waxaanay tillmaameen mooshinkan oo keenistiisa laga joogo mudo 50 cishi ah uu wadanka Khalkhal galin gaadhay..
Sidoo kale waxaa kulanka ka hadlay qaar ka mid ah Xildhibaanadii saxiixay mooshinka, waxaana ay sheegeen inay muhiim tahay in mooshinka la soo afjaro, ,waxaanay tillmaameen mooshinkan oo keenistiisa laga joogo mudo 50 cishi ah uu wadanka Khalkhal galin gaadhay..
Waxaana sidoo kale ay soo jeediyeen qaarka mida xildhibaanadu in Madaxweynaha laga soo qayb galiyo shirka si loo amba qaado wada hadalada.
Xogsoormedia.com
Xogsoor@gmail.com
Hargeysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here