Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Masuuliyiinta Degmada War-Idaad Oo Maanta Dhagax Dhigay Dugsi Sare Ee Degmadaasi Yeelan Doonto. By afgaab - December 2, 2015 0 422 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Saraar(Xogsoormedia.com) Masuuliyiinta heer gobol heer degmo ee degmada War-Idaad oo hoos timaada gobolka Saraar ayaa maanta dhagax dhigay dugsi sare oo uu maalgalinaayo tababaraha heer caalami ee Mudane Jaamac Karaaciin. Share this: Share on X (Opens in new window) X Share on Facebook (Opens in new window) Facebook Like this:Like Loading… Related