Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Nimcada Iyo Barwaaqada Uu Illaahay Ku Manaystay Degmada Ganbadha.

Halkan Ka Daawo: Nimcada Iyo Barwaaqada Uu Illaahay Ku Manaystay Degmada Ganbadha.

0
471

Laascaanood(Xogsoormedia.com) Degmada ganbadha oo hoos timaada Magaalada Laascaannood ee xarunta gobolka Sool, ayaa ah wakhtigan mid barwaaqo ah oo badi ay dadka xoola dhaqatada ah ee deegaanada Soomaalidu degtaa ay ku soo hayaameen, si ay uga baxaan baadka iyo biya la,aantii haysay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here