Buro(Xogsoormedia.com) Maayirka Magaalada Burco ayaa fariin adag u diray maamulka taagta daran ee Soomaaliya ” Nimankan Baybayada ku dhex jiree, Xamar fadhiya bal ayaan darada haysata, markuu Kiloo Mitir afar gaadhayo, Madaxweynahooda Baybay ayaa lagu qadaa,markaa bay bay ku jira ayaa laynooga taag laayahay aniga oo maayirkii burco ah aniga oo aan cidina ila socon ayaan masaajidkaan doono salaada aan ku soo tukada ”
Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Faahfaahsan










