Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Bulshada Boorama oo dareen Sare ku Qaabilay Musharixiinta KULMIYE iyo Qudbadihii Masuuliyiinta

Bulshada Boorama oo dareen Sare ku Qaabilay Musharixiinta KULMIYE iyo Qudbadihii Masuuliyiinta

0
480

Boorama(Xogsoormedia.com):- Bulsadhada ku dhaqan magaalada Boorama ee Xarunta gobolka Awdal ayaa dareen sare ku qaabilay Musharixiinta Madaxtooyada oo socdaal ku tegay.

Wefti uu hoggaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo ay ku weheliyaan musharaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo madax sare oo ka tirsan Xisbigu oo booqasho ku tegay magaalada Boorama ayaa si wayn halkaa loogu soo dhaweeyay.

Madaxda Weftiga ayaa dadwaynaha reer Boorama kala hadlay fagaaraha Boorama isla markaana u sameeyay balan qaadyo muhiim u ah gobolka haddii ay ku soo baxaan doorashada in ay qabanayaan.

Hadaba halkan ka daawo qudbadihii madaxda weftiga iyo soo dhawayntii dadwaynahaba.

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmal.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@gmail.com

Hargeysa Somaliland