Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey “Qaran kuma Dhismo Qabaa’il Shuraakooba ee Wuxuu ku Dhismaa Qaran is-aamina oo...

“Qaran kuma Dhismo Qabaa’il Shuraakooba ee Wuxuu ku Dhismaa Qaran is-aamina oo Wax Wada Yeesha” Hoggaamiye Xirsi

0
458

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa qudbad u jeediyay taageerayaal ku soo biiray Xisbiga WADDANI.

Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa munaasibaddaa ka sheegay in himiladii ay doonayeen ee ay dalka la rabeen in ayka dhex arkeen Xisbiga WADDANI isla markaana  uu ku faraxsan yahay taageerayaasha ku soo biiray ee ka md noqday Xisbiga WADDANI.

Hadaba halkan ka daawo.

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

Xogsoormedia.24@gmail.com

abafgaab@gmail.com

Hargeysa Somaliland