Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey “Meesha Waxaa ka Jira Dulmi kii ugu waynaa’Dawladdii Af-weynena wali Halkaa May...

“Meesha Waxaa ka Jira Dulmi kii ugu waynaa’Dawladdii Af-weynena wali Halkaa May Gaadhin” Mujaahid Ibraahin Dhegaweyne

0
435

Burco(Xogsoormedia.com):- Mujaahid Ibraahin Cabdilaahi Xuseen(Dhegawayne),ayaa sheegay in dalku marayo marxalad adag oo halis ah isla markaana aanay muuqan in doorashooyinku wakhtigoodii ay ku qabsoomaaan waxaanu intaa raaciyay in loo baahan yahay sida uu sheegay in dalka la badbaadiyo.

Waxaanu sidaa ka sheegay shir dhaqameed uga socday sadexdii maalmood ee u dambeyay beelaha Saaxil iyo galbeedka Burco oo magaalada Burco ku shiray.

Waxaa kale oo uu sheegay in ay taageersan yihiin isla markaana ay garab taagan yihiin shirkaa dhaqan go’aamada ka soo baxay.

Hadaba halkan ka daawo.

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@gmail.com

Hargeysa Somaliland