Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Beelaha Saaxil iyo Galbeedka Burco oo Shir Burco Ugu Soo Dhamaaday Qodobo...

Beelaha Saaxil iyo Galbeedka Burco oo Shir Burco Ugu Soo Dhamaaday Qodobo ka Soo Saaray

0
448

Burco(Xogsoormedia.com):- Shir  dhaqan oo  muddo 3 cisho ah uga socday beelaha galbeedka Burco iyo Waqooyiga Burco,ayay ka soo saareen go’aamo ay isku raacsan yihiin.

Waxaanay labada beelood ku dhawaaqeen guddi labada beelood ah oo ka shaqayn doonta danaha labada beelood iyo qodobada ay ku heshiiyen.

Hadaba halkan ka daawo.

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@gmail.com

Hargeysa Somaliland