Saturday, July 11, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Dadweyne Cabasho Xooggan Ka Muujiyay Waddo Saldhigga Dhexe Dhinac Marta oo Ganacsade...

Dadweyne Cabasho Xooggan Ka Muujiyay Waddo Saldhigga Dhexe Dhinac Marta oo Ganacsade Reer Somaliland Ah ay ku eedeeyeen in Dhisme uu Leeyahay uu Ku Darsaday

0
393

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- qaar ka mid ah dadweynaha deggen agagaarka saldhigga Dhexe ee Hargeysa,ayaa cabasho xooggan ka muujiyay jid dhinaca hawd ka mara saldhigga dhexe ee Booliska ee Hargeysa oo u dhexeeyay halkii ay ahaan jirtay Boostii hore ee Hargaysa iyo Saldhigga Dhexe oo ay ku eedeeyeen in uu dhisanayo Ganacsadaha Shirkadda Al-xarbi

Haddaba halkan ka daawo