Burco(Xogsoormedia.com):- Xannuunka Shuban Biyoodka ayaa ugu yaraan 4 qof ay ugu dhinteen deegaano ka tirsan gobolka Togdheer oo uu xannuunkaasi ka dilaacay,waxaanu soo ritay cudurku dad badan oo uu ku helay deegaano kala duwan oo ka tirsan gobolada Togdheer iyo Buuhoodle.
Haddaba halkan ka daawo Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Gobolka Togdheer oo faah faahin ka bixiyay cudurka Shuban Biyoodka ee ka dilaacay gobolka Togdheer.










