Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ahna Musharaxa jagada Madaxweynha ee Xisbiga Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayay oo socdaal kooban oo shaqo ku tegay dalka Itoobiya,ayaa goor dhawayd dalka kusoo noqday kana war bixiyay kulamadii ay madaxda dawladda Itoobiya la yeesheen.










