Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Taliska guud ee ciidanka Booliska Somaliland,ayaa farriin la xidhiidha ammaanka iyo adkaynta nabad gelyda waxaa uu u diray sadexda xisbi qaran ee Somaliland iyo taageerashaashooda muddada lagu gudo jiro ololaha doorashada Madaxtooyada Somaliland.
Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo










