Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo Ballanqaad Weyn u Sameeyay Beelaha Gabooye

0
461

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Musharaxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani,ayaa mar kale ballan qaaadyo waxqabad oo waawayn u ballanqaaday bulshada beelaha Gabooye ee Somaliland.

Murashax Cirro oo maanta ka hadlayay munaasibad soo dhawayn ah oo Xisbiga WADDANI ugu qabtay caasimadda Hargaysa.

Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here