Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Taliska Booliska oo Sheegay Qorshihii Timo Xiiristu in Aanu Hawl Galkooda...

Taliska Booliska oo Sheegay Qorshihii Timo Xiiristu in Aanu Hawl Galkooda Ahayn Kana Hadlay Tallaabooyinka ay Qaadayaan

0
512

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Taliska Guud ee ciidanka Booliska Somaliland,ayaa sheegay in qorshihii timo xiirista wiilasha dhallinyarada ah ciidanku ku bartilmaameedsaday in aanu hawl galkooda ahayn isla  markaana ay ka timi oo keliya in ay ku dhaqaaqeen askar booliska ka tirsan oo hawl gallo ammaan ku jirtay.

Waxaa kaloo ay sheegeen in ay wadayaan dhammaan hawl gallada kala duwan ee ciidanka boolisku ay qaranka u hayaan ee la xidhiidha arrimaha nabad gelyada iyo illaalinta dhaqanka suubban iyo diinta Islaamka.

Afhayeenka Booliska Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis Cilmi oo ka hadlay kulan boolisku warbaahinta u qabtay iyoo qodobada uu kaga hadlayba halkan ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here