Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Daawo Munaasibadda 26 guurada Aasaaska Ciidank Qaranka iyo Riwaayaddii Kooxda Gaashaan

Daawo Munaasibadda 26 guurada Aasaaska Ciidank Qaranka iyo Riwaayaddii Kooxda Gaashaan

0
666

 

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Maanta waxaa si weyn loog xusay Somaliland maalinta aasaaska ciidank qaranka Somaliland.

Munaasibaddii ugu weyneyd,y lagu qabtay taliska guud ee ciidanka qaranka Somaliland ee Hargeysa,waxaana ka soo qayb galay Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi,guddoomiyeyaasha asxaabta qaranka,taliyeyaasha iyo madaxda kala duwan ee ciidamada qaranka.

Munaasibdda ayaa  xuska maalinta aasaaska ciidanka qaranka ayaa lagu furay Riwaayad ay soo diyaariyeen kooxda ciidanka qaranka ee Gaashaan.

Haddaba halkan ka daawo

 

Xogsoornews.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here