Laascaanood(Xogsoornews.com):- Weftiga wasiirada iyo taliyeyaasha ciidamada ee ku sugan xarunta gobolka Sool ee Laascaanood oo uu hoggaamiyo Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed,ayaa kulan la qaatay shaqaale waynaha gobolka Sool ee heer degmo iyo heer gobol.
Haddaba kulankaas oo muuqaal ah halkan ka daawo










