Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Xuska Maalinta Xannuunka Dhimirka oo Berbera lagu Qabtay iyo Weedhihii laga Yidhi

Xuska Maalinta Xannuunka Dhimirka oo Berbera lagu Qabtay iyo Weedhihii laga Yidhi

0
505

Berbera(Xogsoornews.com):- Xuska maalinta xannuunka dhimirka oo maanta oo kale sannad kasta laga xuso adduunka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Berbera.

haddana xuska maalintan oo lagu qabtay cisbitaalka  Dhimirka ee Berbera oo ay ka qayb galeen  masuuliyiin kala duwan  oo heer degmo iyo gobol ba ah halkan ka daawo

 

 

Xogsoormedia24@gmail.com

Hargeisa Ofice

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here