Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Maareeyaha Guud ee Dekedaha Somaliland ayaa ka Qayb Galay Furitaanka Dekeda...

Maareeyaha Guud ee Dekedaha Somaliland ayaa ka Qayb Galay Furitaanka Dekeda Qalalan ee Diridhaba

0
376

Diridhaba(Xogsoormedia.com):- Maareeyaha Guud ee Dekdaha  Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilaahi.ayaa ka qayb galay furitaanka Dekeda qalalan ee Diridhaba dalka Itoobiya.

Qoraal uu Maareeyaha Guud ee Dekedaha Somaliland Eng Siciid.ayuu kaga hadlay furitaanka Dekeda qalalan ee Diridhaba ee uu ka qayb galay.

Qoraalka Maareeye Eng Siciid ayaa u dhignaa sidan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here