Hargeysa: Soo Dhawayntii Madaxweynaha Somaliland iyo Dareenka Shacabka

0
185

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Guud ahaan shacabka Caasimadda Hargeysa,ayaan u kala hadhin soo dhawaynta Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta dhamaystay safar shaqo oo uu ku tegay Dalka Itoobiya isla markaana u heshiis taariikhi ah kula soo saxeexdat Raysal-wasaaraha Itoobiya.