Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Hargeysa:Booliska oo ka hadkay Xadhiga Wasiir hore

Hargeysa:Booliska oo ka hadkay Xadhiga Wasiir hore

0
338

Hargeysa(Xogsoornewx.com):-Ciidanka booliska Somaliland,ayaa ka hadlay isla mrkaana ka fogeeyay in uu siyaasad ku lug leeyahay xadhiga wassir hore Axmed Muumin Seed oo shalay ciidanka boolisku soo xidheen.