Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo soo Saaray Liiska Codbixiyeyaasha

Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo soo Saaray Liiska Codbixiyeyaasha

0
685

Hargeysa(Xogsoornews.com:-Komiishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay Liista Kama-dambaysta ah ee Cod-bixiyayaasha Doorashada Madaxtooyada iyo Doorashada Xisbiyada Qaranka.