Maalintii 206 aad oo Qaza lagu Gumaadayo Falastiin iyo Badheedhka Reer Galbeedka iyo dullaysiga Madaxda Muslimka

0
41

Gasa(Xogsoornews(Com): Duqaynta iyo duulaanka isir sifaynta iyo xasuuqa ah ee ka socda Falastiin ayaa galay maalintii 206 aad ee si xidhiidh ah Israa,iil u gumaadayso shacabka beer Falastiin ee ku go doonsan Qasa.

Waxaanay Israa.iil haysataa taageerada iyo garab istaagga dhammaan dawladaha beer Galbeedka oo Saanad millatari iyo mid ciidan iyo cudud dhaqaale ba ku garab taagan Lana safari.

Iyadoo dhimashada iyo dhaawaca Falastiin ay boqolaal kun dhaaftay.ayaan wali la Hayn hal hoggaamiye Muslim ah oo dagaaalka Falastiin ugu badheedha in uu garab istaagayo Falastiin dagaalka na soo gelayo.

Taa bedelkeedana waxaabay israaiil mudo ku cel celinaysaa in ay weerar kale ku ekaynayso Rafax si ay u tirtirto Falastiinniyiinta oo than.

Dunida Muslimkuna waxaa fariin cad loogu sheegay in ay daawadeyaal ka ahaadaan xasuuqa shacabka Fallastiin