Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Qaabka Codaynta ee Muwaadiniinta oo ay soo saareen Komishanku

Qaabka Codaynta ee Muwaadiniinta oo ay soo saareen Komishanku

0
233

Hargeysa (Xogsoornews.com):–Guddida Doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo saaray farriimaha wacyigelinta ee qaabka codaynta doorashooyinka ee la filayo innay dalka ka qabsoomaan 13 Novemeber 2024.

Muuqaalka farriinta oo tilmaamay qaabka muwaadiniintu u bixinayaan codkooda ayaa lagu muujiyay muuqaalkan hoose.