Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Urur Siyaasadeedka Rejo oo ololihiisa Berri u Bedelay Taakulaynta iyo Gacansiinta dadka...

Urur Siyaasadeedka Rejo oo ololihiisa Berri u Bedelay Taakulaynta iyo Gacansiinta dadka Jilicsan

0
189

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Urur siyaasadeedka Rejo oo berri u leh maalintiisa labaad ee ololaha Doorashada,ayaa ololohiisa iyo isu soo baxyadiisa u bedelay taakulaynta iyo gacansiinta dadka Jilicsan.

Guddoomiyaha Ururka Rejo Cabdilaahi oo arrimtaa cawa ka hadlay halkan ka daawo.