Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Beesha Garxajis oo si adag uga Hadashay dagaalka Qorilugud

Beesha Garxajis oo si adag uga Hadashay dagaalka Qorilugud

0
187

Hargeysa((Xogsoornews.com):Madaxdhaqameed ka hadlay dagaal beeleed ka dhacay Degnada Qorilugud ayaa si adag uga hadkay dagaalkaas.

Madaxdhaqameed u hadlay beesha Garxajis ayaa sheegay inay dagaalka dhulbahante deegaankaa kusoo qaaday in aanay u duldaadanayn isla markaana dhankooda ay dagaalka geli doonaan.