Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Gudida Anshaxa ayaa Ganaaxay Ismaaciil Yare

Gudida Anshaxa ayaa Ganaaxay Ismaaciil Yare

0
199

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Guddida Anshaxa iyo xallinta khilaafaadka doorashooyinka Somaliland,ayaa maanta ganaax lacageed ku riday Ismasciil Aadan Cismaan oo ka mid ah hoggaanka Xisbiga Waddani oo lagu ganaaxay hadalo uu booliska ku weeraray.