Tuesday, August 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey DareenkaTaageereyaasha Xisbiga Waddani ee Beerta Xorriyada Hargeysa

DareenkaTaageereyaasha Xisbiga Waddani ee Beerta Xorriyada Hargeysa

0
242

Hargeysa(Xogsoornews):’Dareenka taageereyaasha Xisbiga Waddani ee isugu soo baxay fagaaraha beerta Xoriyadda Hargeysa ayaa muujiyay shucuurtooda isla markaana ka war bixiyay siday isbedelka u taageersan yihiin.