Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Maayerka Oodweyne oo ka Baxay Kulmiye kuna dhawaaqay in uu Musharax Cirro...

Maayerka Oodweyne oo ka Baxay Kulmiye kuna dhawaaqay in uu Musharax Cirro dhisayo

0
187

Oodweyne(xogsoornews):-Maayerka Oodwyne ayaa ku dhawaaqay inuu ka baxay xisbiga Kulmiye isla markaana uu ku biiray Xisbiga Waddani oo uu dhisayo Musharax Dr Cabdoraxmaan Cirro.