Tuesday, August 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Komishanka Doorashooyinka oo Dardaarankii ugu dambeeyay siiyay shaqaalaha Doorshada ka Hawlgelaya

Komishanka Doorashooyinka oo Dardaarankii ugu dambeeyay siiyay shaqaalaha Doorshada ka Hawlgelaya

0
283

Hargeysa(Xogsoornews):-Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta kulan dardaaran iyo duco ah ugu qabtay hawlwadeeno tiradoodu dhan tahay 1356