Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Kulmiye iyo Waddani oo Ganaax lagu Riday

Kulmiye iyo Waddani oo Ganaax lagu Riday

0
218

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Gudida anshaxa iyo xallinta khilaafaadka doorashada ayaa mar kale ganaax ku riday xisbiyada Kulmiye iyo Waddani

Gudida,ayaa ku ganaaxday labada xisbi ka dib markii ay ku gefeen una hoggaansami wasyeen amarkii lagu faray in la joojiyay isu soo baxyada habeenkii iyo ololaynta. Haddaba ganaaxa gudidu soo saartay oo qoraal ah halkan ka daawo.