Hargeysa(Xogsoornews.com);-Guddoomiyaha Komishanka doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf ayaaa ka hadlay shaqada ciidanka la shaqaynaya komishanka.maalinra codbixinta iyo hawlaha ay coidanku.u xilsaaran yihiin
Waxaanu intaa raaciyay in ay mamnuuc.ka tahay ciidanka goobaha doorashada ka hawl gelayaa in ay iska galaan gudaha goobta cod bixinta haddaba warkaas oo.muuqaal ah halkan ka daawo











