Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey “Mudnaanka koobaad waxaanu siinaynaa Difaaca Qaranka.”Musharax Dr Cirro

“Mudnaanka koobaad waxaanu siinaynaa Difaaca Qaranka.”Musharax Dr Cirro

0
153

Hargeysa(Xogsoornews.com);-Musharaxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa sheegay in qorshayaasha xisbiga ee u qorshaysan ay mudnaanta koobaad siinayaan difaaca qaranka iyo nabadaynta bulshada.

Waxaa kale oo uu ka hadlay waxa ugu qorshaysan ciidan beeleedyada madaniga ah ee samsysmay iyo arrinta Laascaanood xalkeeda.

Geesta kale waxaa uu iftiimiyay waxa uga qorshaysan wada hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya.

Waraysi uu waxyaabo badan kaga hadlay oo uu siiyay Idaacadda VOA laanteeda Somaliga oo dhamaystiran halkan ka daawo.