Tuesday, August 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Guddoomiyaha golaha wakiilada oo ka hadlay Geerida Marxuum Siilaanyo

Guddoomiyaha golaha wakiilada oo ka hadlay Geerida Marxuum Siilaanyo

0
231

Hargeysa(Xogsoornews.com);-Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Prof:-Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon,ayaa ka hadlay geerida Madaxweynihii 4 aad ee Somaliland Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo caawa geeriyooday caawa.