Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Gudida Anshaxa Saxaafadda oo war soo saaray

Gudida Anshaxa Saxaafadda oo war soo saaray

0
237

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Gudida anshaxa saxaafadda xiliga doorashada,ayaa soo saaray war ay kaga digayaan baahinta wararka male awaalka ah ee ku saabsan arrimaha doorashada.

War qoraal ah oo ka soo baxay gudida anshaxa saxaafadda ayaa u dhignaa sidan.