Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Boqor Cismaan Buur madaw oo ka hadlay Shaqsiyadii Siilaanyo

Boqor Cismaan Buur madaw oo ka hadlay Shaqsiyadii Siilaanyo

0
256

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Boqor aw Cismaan.Maxamuud Buur madaw ayaa ka hadlay shaqsiyadii Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ahaa madaxweynihii afraad ee Somaliland.

Waxaanu Boqorku marxuum siilaanyo ku sifeeyay shaqsi naftiisa u huray  dadkiisa oo umada usoo shaqeeyay