Tuesday, August 25, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Gudiga Doorashooyinka oo.ku Dhawaaqa in.Dr Cirro Yahay Madaxweynahaa Qaranka

Gudiga Doorashooyinka oo.ku Dhawaaqa in.Dr Cirro Yahay Madaxweynahaa Qaranka

0
276

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Gudida Doorashooy9nka Somaliland,ayaa ku dhawaaqay natiijada ku meel gaadhka.ah ee doorashada Madaxtooyada.waxaana Madaxweynaha dalka ku guulaystay Dr Cabdiraxmaan Maaxamed Cabdilaahi Cirro.