Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Madaxweynaha Somaliland oo daahfuray Shirweynaha shaqo abuurka

Madaxweynaha Somaliland oo daahfuray Shirweynaha shaqo abuurka

0
297

Hargeysa(Xogsoornews.com):-Madaxweynaha Somaliland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa daah furay shirweynaha qaran ee shaqo abuurka iyo shaqada.

Shirka qaran ee shaqo abuurka iyo shaqada oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ayay ka soo qayb galeen xubno ka tirsan golaha wasiirada ah