Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey “Maamulaha Dahabshiil Group Abdirashid Duale oo ka qeybgalay shirkii 27aad ee “Beyond...

“Maamulaha Dahabshiil Group Abdirashid Duale oo ka qeybgalay shirkii 27aad ee “Beyond Borders”, oo lagu qabtay Jaamacadda Harvard

0
277

Hargeysa(Xogsoornews.com):-“Maamulaha Dahabshiil Group Abdirashid Duale oo ka qeybgalay shirkii 27aad ee “Beyond Borders”, oo lagu qabtay Jaamacadda Harvard ee Dalka Maraykanka, oo ka mid ah jaamacaddaha ugu wanaagsan caalamka ayaa halkaas kaga hadlay Mustaqbalka Dhaqaalaha Afrika iyo Doorka Hal-abuurka Ganacsiga.”