Narobi(Xogsoornews.com):- Shirkadda Qibla Hooms oo ah shirkad looga bartay dhismeaasha guryaha casriga ah ee dalka Kenya ,ayaa guud ahaan Soomalida iyo cid kasta oo danaynaysa in ay guryo ka iibsato dalka Kenya gaar ahaan caasimadda dalka ee Nairobi iyo magaalo xeebeedka Mamnasa guryo Casri ah oo ay u dhammaystiran yihiin adeegyo badan oo aad meel fog u tegi lahayd haddaanad Qibla Hooms guryaha ay kuu hayso aanad adiga iyo qoyskaagu degin oonad iibsan.Bushaarada shirkadda Qibla Homes ay u bushaaraysay macaamiisheeda iyo guud ahaan cid kasta oo danaynaysa ayaa ah bushaaradii ugu ballaadhnayd ee shirkad caalami ahi u samayso macaamiisheeda,taas oo ah 150 maalmood ama shan bilood oo qiime dhimmis ah. Haddaba muuqaalkan hoose kaga bogo shirkaddu guryaha ay kuu hayso kalana xidhiidh laambarada ku qoran.
Ha seegin waa fursad dahabi ah oo ay kuu samaysay shirkadda Qibla Homes.











