Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Musharax Sidiiq Xasan oo ka Jadlay soo dhawaynta Madaxweynihii hore iyo...

Musharax Sidiiq Xasan oo ka Jadlay soo dhawaynta Madaxweynihii hore iyo gaadhigiisa oo Shol.Galay

0
348

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Musharax hore Sidiiq Xasan Cali.Kaahin,ayaa bulshada caasimadd  Hargeysa,’Xukuumadda Somaliland iyo taageereyaasha xisbiga kupmiye ba iga mahad naqay sida qiimaha leh ee loosoo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Somaliland udane Muuse Biixi Cabid oo ahayd soo dhawayn aaan loo kala hadhin xukuumad asxaab iyo dadweyne ba.waxaa kale oo uu ka hadlay marka soo dhawaynta sidaas oo kale ahi ay jirto in ay jiraan dhallinyaro badan oo baabuurta daaqadaha iska Lula taas oo sabab u noqon karta qasaare naf iyo maalba leh oo ka dhasha .

Xildhubaan hore Sidiiq Xasan Cali Kaahin oo ka mid ax xisbiga kulmiye ayaa intaa raciyay in maanta soo dhawayntii madaxweynihii hore ee Somalilsnd markii lasoo dhaqaaqay in gaadhogiisu uu shil galay baas oo ahaa shil ka dhashay in uu badbaadiyo dad iyo gaadiid dhallinyaro badani ka lulato  isla markaana gaadhigiisa uu kaabad ku qabtay ka dib markii uu kala doortay qasaare gaadhiga soo gaadhi iyo inay islu dhacaan baabuur badan oo dhallinyaro ka lulatay daaqadaha ay waddo  cidhiidhi ah isku dayeen in ay ku  dhaafaan taas oo sababi lahayd qasaare nafeed hadaanu u badheedhin in uu gaadhigiisa kkaabad ku qabto

← Back

Thank you for your response. ✨